DJ_GAMER23 Kick Stats, Live Viewer Count and Analytics

DJ_GAMER23 Kick Profile Picture

DJ_GAMER23

ASC! Ku soo dhawoow daawashada ciyaaraha. Anigu waxaan ahay [DJ GAMER], cayaaryahan xamaasad leh oo jecel inuu idinla wadaago gamemamka xamaasada leh. Waxaan ciyaaraa ciyaaro kala duwan, oo ay ku jiraan [GTA 5 , PUBG MOBILE iyo wixi la mid ah], waxaanan ku dadaalayaa inaan abuuro bulsho madadaalo iyo soo dhawayn leh oo ay ku wada raaxaystaan. Igu soo biir markii aan bilaabayo live ka su'aalo iyo ciyaar oo aan tiro lahayn, oo aan wakhti fiican wada qaadano. Ha iloobin inaad Follow dhahdo.

DJ_GAMER23 stats

Latest Clips

Viewers

Followers

DJ_GAMER23 growth charts on Kick