gardarogamer Kick Stats, Live Viewer Count and Analytics

gardarogamer Kick Profile Picture

gardarogamer

ASC! Ku soo dhawoow daawashada ciyaaraha. Anigu waxaan ahay [GARDAROGAMER], cayaaryahan xamaasad leh oo jecel inuu idinla wadaago gamemamka xamaasada leh. Waxaan ciyaaraa ciyaaro kala duwan, oo ay ku jiraan [GTA 5 , PUBG MOBILE iyo wixi la mid ah], waxaanan ku dadaalayaa inaan abuuro bulsho madadaalo iyo soo dhawayn leh oo ay ku wada raaxaystaan. Igu soo biir markii aan bilaabayo live ka su'aalo iyo ciyaar oo aan tiro lahayn, oo aan wakhti fiican wada qaadano. Ha iloobin inaad Follow dhahdo.

gardarogamer stats

Latest Clips

Viewers

Followers

gardarogamer growth charts on Kick